Tuesday, February 18, 2025

News

US: Duqeyntii Calmiskaad waxaan ku dilnay sarkaal muhiim u ISIS

Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen 1-da Febraayo 2025 buuraha Calmiskaad, 50 mayl koonfur-bari ka...

Puntland oo ka hadashay duqeynta Mareykanka ee Buuraha Golis

Muddo ka badan bil, ciidamada Puntland ayaa waday howlgal ballaaran oo ka dhan ah Daacish, kuwaas oo ku dhuumanaya Buuraleyda Calm...

Mareykanka oo duqeymo ka fuliyey buuraha Golis

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) oo kaashanaya Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa duqeymo cirka ah la beegsaday kooxda ISIS-...

Iskaashiga Soomaaliya iyo UN-ka oo La Xoojinayo

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Axmed Macallim Fiqi, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa magaalada Muqd...

Puntland ayaa soo saartay digniin ku saabsan weriyeyaasha iyo warbaahinta.

Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dalxiiska, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Dowladda Puntland ayaa soo saartay war rasmi ah oo la xir...

Madaxweynaha Mozambique oo Dhisay Xukuumad Cusub oo Haweeney Hoggaamineyso

Madaxweynaha Mozambique, Daniel Chapo, ku dhawaaqay 12 wasiir oo ka mid noqon doona golihiisa cusub ee wasiirada, iyadoo Maria Ben...

Xagee marayaa dagaalka ka dhanka ISIS ee Puntland ?

Dowladda Puntland ayaa bilowday howlgal ballaaran oo ka dhan ah dagaalamayaasha Daacish (ISIS) ee ku sugnaa buuraleyda Cal-miskaad...

Somalia’s Government to Decide AUSSOM Participants Based on National Priorities

The National Security Adviser of Somalia Hussein Moalim has stated that the countries participating in the AUSSOM mission will be ...

75% Maalgelinta AUSSOM oo Laga Helayo Qaramada Midoobay

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyey Qaraarka 2767 (2024), kaasoo lagu taageerayo Mission-ka cusub ee Midowga Afrik...

Madaxa WHO oo ka Badbaaday Duqeyn Israa’iil ka geysatay Yemen

Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus, madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO), ayaa sheegay inuu ka badbaaday duqeyn ay Israa’iil ku be...

Axmed Madoobe oo Lagu Eedeeyay Tacadiyo Shacab

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Ma...

Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Xaaladda Doolow

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag cambaaraynaysa falka xadgudubka ah ee ciidamada Itoobiya ka geysteen magaalada Doolow,...

Facebook Feed