Wednesday, October 21, 2026

Featured

Madaxda Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulmay 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Ali ayaa kulmay Ka hor shirweynaha 38-aad...

Goob qaraxyo lagu farsameeyo oo la gubay

Caawa, 14-ka Febraayo, saaxiibada caalamiga ah ee Puntland ka taageera la dagaallanka argagixisada ayaa duqeyn ka fuliyay buuraha ...

EUNAVFOR oo doon ka badbaadisay burcad-badeed

EUNAVFOR ATALANTA ayaa xaqiijisay in la sii daayay doonta kalluumeysiga ee “AL NAJMA” oo calanka Yemen sidatay, taasoo ay kooxo hu...

SSC “Taarikada waan ka deynay gadiidka u socda Puntland & Itoobiya...

Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa soo saartay warqad rasmi ah oo lagu caddeynayo fududeynta jidmaraka gaadiidka ...

Markiib lagu qabtay xeebaha Eritrea

Warar cusub ayaa kasoo baxaya saddex markab oo bishii Nofeembar 2024 lagu qabtay biyaha Eritrea, kuwaas oo sida la sheegay u rarna...

Dib-u-eegis ku socota bixinta fiisaha Schengen ee Soomaaliya

Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya, oo ku taalla Muqdisho, ayaa ku dhawaaqday inay dib u eegis ku samaynayso diyaar garowgeeda fa...

Faahfaahin duqeyn caawa ka dhacay Calmiskaad

Puntland ayaa xaqiijisay in duqeymo labo ah ay caawa (12kii Febraayo 2025) ka dhaceen buuraha Calmiskaad, waxaana lagu dilay in ka...

Doon kaluumeysi oo lagu weeraray xeebaha Soomaaliya

Taliska Midowga Yurub ee Howlgalka Atalanta (EUNAVFOR) ayaa faahfaahin ka bixiyay weerar looga shakisan yahay in burcad-badeed ay ...

US: Duqeyntii Calmiskaad waxaan ku dilnay sarkaal muhiim u ISIS

Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen 1-da Febraayo 2025 buuraha Calmiskaad, 50 mayl koonfur-bari ka...

Puntland oo ka hadashay duqeynta Mareykanka ee Buuraha Golis

Muddo ka badan bil, ciidamada Puntland ayaa waday howlgal ballaaran oo ka dhan ah Daacish, kuwaas oo ku dhuumanaya Buuraleyda Calm...

Mareykanka oo duqeymo ka fuliyey buuraha Golis

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) oo kaashanaya Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa duqeymo cirka ah la beegsaday kooxda ISIS-...

Iskaashiga Soomaaliya iyo UN-ka oo La Xoojinayo

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Axmed Macallim Fiqi, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa magaalada Muqd...

FACEBOOK FEED

Advertise With Us

Somali Connect
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.